Waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2024–2025 ee Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq ee Dowladda Jubaland.
Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul iyo nasiib wanaagsan.
Ha iloobina dadaal, niyad wanaag, iyo kalsoonida Alle waa furaha guusha.
Guul iyo horumar ayaan idiin rajeynaynaa!
https://www.facebook.com/CeelwaaqPrimarySchool