Thursday, June 5, 2025

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐—ก! ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹✨

Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq , Waxaan halkaan ugu diraynaa hambalyada munaasabadda ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ dhammaan Muslimiinta aduunka oo dhan, Bulshada Soomaaliyeed iyo shacabka reer Ceel-Waaq, Shaqaalaha Dugsiga Hoose Dhexe ee degmada Ceelwaaq sida Macaliminta, Ardayda, Waalidiinta, iyo guud ahaan umadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed iyo caalamkaba.

Allaha naga aqbalo Soonkii, Camalkii suubanaa, Aadaqada, iyo Ducada.

๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐—ก

No comments:

Post a Comment

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐—ก! ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹✨

Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq , Waxaan halkaan ugu diraynaa hambalyada munaasabadda ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ dhammaan Muslimiinta ...