Saturday, May 31, 2025

Berri oo Axad ah kuna beegantahay 1-da Juun 2025,

Waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2024–2025 ee Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq ee Dowladda Jubaland.

Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul iyo nasiib wanaagsan.

Ha iloobina dadaal, niyad wanaag, iyo kalsoonida Alle waa furaha guusha.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajeynaynaa!

https://www.facebook.com/CeelwaaqPrimarySchool


No comments:

Post a Comment

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞 𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡! 🌙🕋✨

Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq , Waxaan halkaan ugu diraynaa hambalyada munaasabadda 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗔𝗱𝘅𝗮𝗮 dhammaan Muslimiinta ...