Sunday, June 1, 2025

IMTIXAANKA SHAHAADIGA EE FASALKA 8aad EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024–2025.

Waxaa saakay si rasmi ah noogu bilowdey Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq ee gobalka Gedo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025 kaa oo ka qabsoonay dugsiga waxaana daahfuray, Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee degmada Ceelwaaq Bishaar Dhaqane Xasan, Gudoomiyaha Arimaha Bulshada ee Mamulka degmada ceelwaaq iyo Agaasimaha waxbarashada ee degmada Ceelwaaq Hassan Ali , Madaxa tayeynta waxbarashada iyo mas'uuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacsliinta sare ee Jubaland.
-------

𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃

No comments:

Post a Comment

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞 𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡! 🌙🕋✨

Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq , Waxaan halkaan ugu diraynaa hambalyada munaasabadda 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗔𝗱𝘅𝗮𝗮 dhammaan Muslimiinta ...