Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada CeelWaaq , Waxaan halkaan ugu diraynaa hambalyada munaasabadda 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗔𝗱𝘅𝗮𝗮 dhammaan Muslimiinta aduunka oo dhan, Bulshada Soomaaliyeed iyo shacabka reer Ceel-Waaq, Shaqaalaha Dugsiga Hoose Dhexe ee degmada Ceelwaaq sida Macaliminta, Ardayda, Waalidiinta, iyo guud ahaan umadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed iyo caalamkaba.
Allaha naga aqbalo Soonkii, Camalkii suubanaa, Aadaqada, iyo Ducada.
𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡